Welcome to Somali National Association of the Deaf, SONAD!
This is the only registered and recognized National Association of the Deaf people in Somalia. It is registered with the Transitional Federal Government of the Somali Republic. Here you can find limited information about SONAD.
But you will find information about our Board, our mission, vision, contacts and objectives. (The rest will follow as our site is under construction.)
Somali National Association of the Deaf (SONAD) was established on 23rd April 2007 by 11 regional associations of the Deaf people in Mogadishu, Somalia, after assessing the sad conditions of the Deaf in Somalia. Read more
|
|
 |
Midowga
Dhagoolayaasha Soomaaliyeed
Midawga Dhagoolada Soomaliyeed
waa dallad ay ku midoobaan dhamaan dhagoolada Soomaaliyeed
unkida Midawga Dhagoolada Soomaliyeed waxaa iska kaashaday
aqoonyahanno dhagoolayaal ah oo ku sugan gudaha dalka kadib
markii ay darseen xaalada aqoon daro kalsooni daro iyo go'doon
ee haysato dhagoolada Soomaaliyeed midawgaan waxaa la aasaasay
1/8/2006-da.
Midawga Dhagoollada Soomaaliyeed
waxa uu leeyahay qorsho dhow iyo mid fog qorshaha dhaw waxaa
ka mid ah sidii waxbarasho loogu heli lahaa da,yarta iyo da,waynta
dhagoolada soomaaliyeed qorshaha fog ee la hiigsanayo waa
in dhagooluhu ka baxo.
Sii Aqri
Midowga
dhagoolyaasha soomaaliyeed oo furay dugsi cusub.......
Sii Aqri
|