UJEEDDOOYINKA
MIDOWGA
1. In la mideeyo dhamaan dhagoolada soomaaliyeed
2. In lala dagaalamo takoorka lagu hayo dadka dhagoolada ah
3. In lasoo saaro dhagoole wax is tara inta kalena wax tara
4. In lagu dhiiri galiyo tiknoolajiyada casriga ah
5. In laraadiyo xuquuqda shaqo ee dhagoolaha
6. In la helo xirfad ay noloshooda ku maareeyaan dhagoolayaasha
soomaaliyeed.
7. In waalidiinta dhagoolada lagu dhiiri galiyo waxbarida iyo arbiyeeynta
ubadkooda dhagoolada ah
|